Guddiga Farsamada Maamul dhisidda Galmudug oo Shuruudo ka soo saaray ka mid noqoshada Golaha Wakiillada Galmudug.
Guddiga Farsamada Maamul u dhisidda Galmudug ayaa soo saaray Shuruudaha ka mid noqoshada Golaha wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug. War saxaafadeed ...
















