Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda oo tababar loogu soo xiray dalka Uganda “SAWIRO”
Shaqaalahan ka socday waaxyada kala duwan ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo tabababarka loosoo xiray ayaa tiradooda gaaraysay 20-tan ...















