Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda oo tababar loogu soo xiray dalka Uganda “SAWIRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Shaqaale ka tirsan Wasaaradda Maaliyadda oo tababar loogu soo xiray dalka Uganda “SAWIRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Shaqaalahan ka socday waaxyada kala duwan ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo tabababarka loosoo xiray ayaa tiradooda gaaraysay 20-tan shaqaale oo gabdho iyo wiilal isuga jira.
Tababarkan oo soconayay muddo seddex todobaad ah oo lagu baranayay diyaarinta Miisaaniyadda dowladaha ayaa waxaa maal galinayay Bankiga horumarta iyadoo Ugandana marti galisay, halka fulinteedana lahayd Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Uganda.
Munaasabad kooban oo shahaado lagu gudoon siinayay shaqaalaha tababarka dhamaystay oo ka qayb galeen madax ka socotay Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Uganda iyo madax ka socotay Wasaaradda Maaliyadda ee Uganda hadal kooban laga jeediyay ayaa lagu amaanay shaqaalaha in ay ahaayeen shaqaale madax furan oo dhamaan casharadii loo dhigay ka faa’ideystay
Mid ka mid ah shaqaalaha tababarka dhamaystay oo lagu magacaabo Maxamed Xasan Sheekh Cali oo la hadlay warbaahinta Qaranka xafiiskeeda Kampala ayaa u sheegay in tababarkan uu ahaa mid muhiin ah oo faahfaahino hoose oo miisaaniyadda iyo qaabka documentiyadeeda loo diyaariyo si baratikaal ah usoo barteen.
Maxamed ayaa intaa ku daray in sidoo kale ay soo booqdeen wasaaradda Maaliyadda qaybteeda miisaaniyadda ay casharo muhiim ah iyana kasoo faa’ideen oo lasoo tusiyay qaabka dowladda Uganda u diyaariso miisaaniyadda dalkeeda.
Lataliyaha labaad ee Safaaradda Soomaaliya ee Uganda Jibriil Afyare oo munaasabadda shahaado gudoonsiinta ka qayb galay ayaa ugu dardaarmay shaqaalaha in cilmiga ay barteen uga faa’ideeyaan dalkooda oo hada magaciisa ku joogaan Uganda.
Inta badan Uganda ayaa waxaa yimaada shaqaalaha dowladda Federaalka wasaaradaheeda kala duwan iyagoo tababaro shaqadooda ku saabsan ku qaata si kor loogu qaado xirfadooda shaqaalenimo.
Fiidow Maxamuud Fiidow
Kampala Uganda
Previous Post

Wasaaradda Waxbarashadda oo magaalada Gurceel ka dhagax dhigtay degsiga sare ee xanaanada Xoolaha “Sawirro”

Next Post

Wasaaradda Awqaafta XFS oo dib usoo nooleynayso Masaajidda Taariikigiga ah ee Dalka+Sawirro

Next Post
Wasaaradda Awqaafta XFS oo dib usoo nooleynayso Masaajidda Taariikigiga ah ee Dalka+Sawirro

Wasaaradda Awqaafta XFS oo dib usoo nooleynayso Masaajidda Taariikigiga ah ee Dalka+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In