Maxkamadda ICC oo ogolaatay in la baaro xasuuqii loo geystay muslimiinta Mayanmar
Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa oggolaatay in baaritaan buuxa lagu sameeyo dambiyada lagu soo eedeeyay dowladda Myanmar ee ...
Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada (ICC) ayaa oggolaatay in baaritaan buuxa lagu sameeyo dambiyada lagu soo eedeeyay dowladda Myanmar ee ...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in 18.7 Milyan oo Doollarka Mareykanka ah ay ku bixiyeen wax ka qabashada fatahaadaha iyo daadadka ...
Kulankaan ay guddiga Joogtada ee Golaha aqalka sare baarlamaanka Federaalka Soomaaliya la qaateen Guddiga Dhab u heshiisiinta iyo wada hadalada ...
Wasiirka wasaarada warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa maanta mudane Ismaaciil Mukhtaar Cumar(Oronjo) u magacaabay afhayeenka wasaarada warfaafinta, ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan miro dhal ah la qaatay dhiggiisa dalka Kenya Mudane Uhuru ...
Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Kenya ayaa wada hadallo ay Nairobi ku yeesheen goor dhow ku gaaray heshiis diblumaasiyadeed oo lagu soo ...
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan la qaatay guddoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Puntland ee ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Raiisul Wasaarihii Hore ee Xukuumaddii Kumeelgaarka ahayd Mudane Cali Maxamed Geeddi ...
Guddoomiyaha maamulka gobalka Hiiraan Cali Maxamuud Caraale oo wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa beeniyay in la musuq maasuqay gargaarka loogu ...
Inaa Lilaahi Waa Inaa Ileyhi Raajiicuun Jeneral Maxamed Aadan Bixi ayaa ku geeriyooday dalka Canada, kadib markii uu si lama ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho