Golaha Wasiirrada oo ansixiyay siyaasadda Qaran ee Qaxootiga soo Guyo-noqonaya iyo Barakacayaasha “Sawirro”
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka, ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shirka todobaadlaha ...
















