Diyaarad sidda dhaqaatiir iyo daawo oo ay soo dirtay dowladda Turkiga oo Muqdisho soo gaartay+sawirro
Dowladda Turkiga oo ka jawaabaysa dhibaatadii ka dhalaya qarixii argagixiso ee shalay ayaa si deg deg ah ugu soo gurmatay ...
Dowladda Turkiga oo ka jawaabaysa dhibaatadii ka dhalaya qarixii argagixiso ee shalay ayaa si deg deg ah ugu soo gurmatay ...
Dhageyso: Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho, caawa oo ay Taariikhdu tahay, 28-12-2019. Hoos ka Dhageyso:
Dhageyso:-Barnaamij gaar ah oo ku saabsan u Gurmashada dadkii ku wax yeeloobay, qaraxii maanta ka dhacay Ex-control Afgooye, waxaana wada ...
Guddiga Gurmadka qaraxii saaka ka dhacay Ex-control Afgooye, ayaa soo bandhigay xog hor dhac ah oo ku saabsan, Tiradda dhismashada ...
Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliyeed Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa caawa booqday dhaawacyada dadkii ay waxyeeladu ka soo gaartay qaraxii ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, oo ay wehliyeen Wasiiradda Ganacsiga iyo Warshadaha, Qorsheynta, Warfaafinta, ...
Guddiga Gurmadka deg dega ah ee uu maanta magacaabay Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre, ayaa bilaabay gudashada waajibaadka qaran ee horyaal, ...
Dawladda Turkiga ayaa gargaar deg deg ah u soo dirtay Soomaaliya, kadib dadkii Soomaaliyeed ee ku waxyeelloobay qaraxii maanta ka ...
Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayyib Erdogan ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Bulshada waxaa uu ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay qaraxii ...
Qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho waxa uu gilgilay qaluubta bulshada Soomaaliyeed, dad badan oo aan waxba galabsan ayay argagixisadu ku ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho