Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo heshiis la saxiixday madaxda wasaaradda Xajka ee Sucuudiga+Sawirro
Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo jooga Dalka Boqortooyada Sucuudiga ayaa kulamo la yeeshey ...
















