Hirshabeelle oo faahfaahin ka bixisay shirkii Garowe ee gudigga maaliyadda, Aqalka sare iyo Dowlad Goboleedyadda
Wasaaradda maaliyadda ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa faahfaahisay shirkii wadatashigga ee guddigga maaliyadda iyo dhaqaalaha Aqalka sare iyo Dowlad Goboleedyadda ...
















