Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo Dowladda Qatar Ka Guddoomay Doomo, Cagafyo iyo Gaadiid Kale
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka, ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta safiirka Qatar ee ...
















