Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliyeed oo ka hortagaya daadad ay magaalada Dhuusamareeb ku soo rogeen Biyo xireenada magaalada+Sawirro
Talisyada Ciidamada qalabka sida qeybohooda ka howlgala Galmudug ayaa ka qeyb qaadanaya ka hortagista daadad xoogan oo ku soo rogmadey magaalada Dhuusamareeb ee ...
















