Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Starlink guddoonsiisay rukhsadda adeegga Internet-ka
RADIO MUQDISHO: Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta guddoonsiisay Shirkadda Starlink rukhsadda isgaarsiineed oo ay kaga howlgeleyso dalka. Munaasabadda guddoonsiinta ...
















