Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo Muqdisho ka furay Shirka Madasha ganacsiga Soomaaliya iyo Talyaaniga+Sawirro
Masuuliyiin ka tirsan dowladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga, wakiillo ka socday hay’adda UNIDO, xubno ka socday maamul Goboleedyada, ganacsato iyo qeybaha ...
















