Suudaan oo ansaxisay sharci lagu baabi’inaayo nidaamkii Cumar al-Bashiir
Mas'uuliyiinta ku meelgaarka ah ee Suudaan ayaa meel mariyay sharci la xiriiray la wareegidda hantida madaxweynihii hore Cumar Xasan Al-bashiir ...
Mas'uuliyiinta ku meelgaarka ah ee Suudaan ayaa meel mariyay sharci la xiriiray la wareegidda hantida madaxweynihii hore Cumar Xasan Al-bashiir ...
Fawziyo Abikar Nuur Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa Abaal marintan lagu guddoonsiiyey Magaalada Rooma ee dalka Talyaaniga. Abaal marintaan ayaa ...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya Danjire; Axmed Ciise Cawed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku tagay ...
Hey’adda cunnadda iyo beeraha ee qaramada midoobay (FAO), ayaa 12 doomo kalluumeysi oo ay saaranyihiin matoorro casri ah waxa ay ...
Dowladda Soomaaliya ayaa muddo kadbib dalka dibadiisa u dhoofineysa Mooska kaas oo dalka qeybo badan oo kamid ah ka baxa. ...
Madaxwaynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixay sharci lagu taageerayo kooxaha dimoqoraadi doonka ee dibad baxyada ka wado Ismaamulka Hong Kong. ...
Nin Soomaali ah oo isku dayay inuu dilo saddex ruux, oo uu ku jiray askari ka tirsan booliska Britain ayaa ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa maanta oo Arbaco ah wadahadal laba geesood ah ...
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa kulan looga hadlayay howlgallada Gobollada Shabeellaha Hoose iyo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho