Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo uu wehliyo Guddoomiyaha golaha Baarlamaanka Jabuuti iyo wafdi la socday oo ku wajahan Baydhabo
Wafdi ay hogggaminayaan Guddoomiyeyaasha Baarlamaada Soomaaliya iyo Guddoomiyaha wakiilada Jabuuti ayaa saacadaha soo socda ku wajahan magaalada Baydhabo ee Xarunta ...
















