Munaasabad loogu duceeynayay Wakiilkii Akadeemiyad Goboleedka (AGA) ee Koonfur Galbeed oo lagu qabtay Muqdisho
Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatey munaasabad ku saabsan xus iyo xusuus loo samaynayay Wakiilkii Akadeemiyada AGA ee ...
















