Dowlada Soomaaliya oo Balan qaaday in si Cadaalad ah loogu Tartamayo Qandaraasyada Qaranka ee lala galayo Shirkadaha gaarka loo leeyahay.
Xili maanta Dowlada Soomaaliya ay sixiixday hesiis ku aadan Qandaraasyada Raashinka iyo Shidaalka ee Ciidamada Qalabka Sidda ee Soomaaliyeed ayaa ...














