Madaxweyne Waare Oo Dhagax Dhigay Sedex Iskuul Oo Laga Dhisayo Beledweyne.
Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Magaalada Beledweyne ka dhagaxdhigay Sedex iskuul oo muhiim u ah Tacliinta ...
Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Magaalada Beledweyne ka dhagaxdhigay Sedex iskuul oo muhiim u ah Tacliinta ...
Ra'iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa in uu gaaro degmada Xudur ee Gobolka Bakool,iyadoo ...
Wasiirka Wasaarada Caddaalada iyo Arrimaha Garsoorka XFS Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa booqday xabsiga dhaxe, kana qeeb galay xaflad la ...
Inta badan dunida Islaamka ayaa sooma soonka sunada ah ee loo yaqaano yowmul Caashuuraa,taasi oo ay kaga dayanayaan rasuulkeena Suuban ...
Kulankan oo ka Dhacey Gudaha Xarunta Batalyanka 5aad ee Ciidamada Hiil walaal ee Jabuuti ay ku leeyihiin Baladweyn ayaa u ...
Xidigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo guul Taariikhi ah ka gaaray Xulkii Zinbabwe lugta koowaad ee Koobka Aduunka oo ka dhacay ...
Shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug ayaa si habsami leh uga socda magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Shirka ayaa ka ...
Wasiirka Qorsheynta Qaranka Amb Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka #UNHCR Mr Johann Pierrre Siffointe, waxa ayna ka wada ...
Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay wehliyaan Agaasimaha guud wasaarada Mudane C/raxmaan ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed oo ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho