Madaxda Sare Ee Wasaaradda Qorsheynta oo wadatishi kala yeeshay geedi socodka Qorshaha Sagaalaad ee Horumatrinta Qaranka qaar kamida Wasaaraddaha XFS.
Madaxda Sare Wasaaradda Qorsheynta ayaa maanta la yeelatay geedi socodka wadatishiga Qorshaha Sagaalaad ee Horumatrinta Qaranka Wasaaraddaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
















