Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Kulan Soo Dhaweyn Ah La Qaatay Safiirka Cusub ee Dowladda Talyaaniga u Jooga Soomaaliya “SAWIRRO”
Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga ...
















