Shir ay isugu imaadeen in ka badan 80 Wadan oo ay Soomaliya qayb ka tahay ayaa maanta ka furmay Wadan ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed ( Filish) ayaa maanta kulan la qaatay Ergayga gaarka ah ...
Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdiqaadir Sh. Cali (Baqdaadi) ayaa guddoonsiiyey shahaadooyin hawl wadeennada Hab-maamuuska Madaxtooyada oo uu u soo ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhambaal Tacsi ah u diray Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar ...
Wasiiru Dowlaha Wasaarada Ganacsiga Dowladda Gobleedka Hirshabeele Cali Maxmed Cali oo faahfaahin ka bixiyey Shirar looga hadlayey horumarinta gacansiga deegnaada ...
Earlier, Syrian media reported that Turkish jets had attacked a Syrian Democratic Forces (SDF) military base near the city of ...
Qaar ka mid ah Saraakiisha Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha iyo Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, ayaa ka qeybgalay tababar ku saabsan ka ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa daah-furay isku xirka nidaamka maaliyadda ee Wasaaradda maaliyadda (SFMIS) ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho