Wax garadka Magaaladda Dhuusamareeb oo Qado sharaf u sameeyay qaar ka mida Ergada Shirka dib u heshiisiinta Galmudug ka qeyb galeysa.
Odayaasha dhaqan magaaladda Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa maanta qado sharaf u sameeyay qaar ka mida Ergada ka qeyb ...
















