Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka oo Bariire kula kulmay saraakiisha hoggaaminaysay qabsashada deegaankaas+sawiiro
Taliyaha ciidanka xoogga dalka S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa kormeer dhiiragalin ah ku tagay fariisimaha ciidamada xoogga dalka ay ...
















