Ra’iisul Wasaare Khayre Oo La Kulmay Ergo Ka Socota Ururka Iskaashiga Islaamka, Masar, Kenya Iyo Bangiga Adduunka
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay ergo ka socota dalalka Masar ...














