Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo ka dhan ah Maleeshiyada Al-shabaab ka wado Gobolka Hiiraan.
Guddoomiye ku xigeenka degmada Buulo burde Cismaan Geedi Cilmi oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Ciidamada ammaanku ay ...
Guddoomiye ku xigeenka degmada Buulo burde Cismaan Geedi Cilmi oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Ciidamada ammaanku ay ...
Barnaamijka Sahanka Radiyaha waa Barnaamij 10:00 am barqanimo maalin kasta ka baxa Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya Marka laga reebo ...
Maleeshiyada Alshabaab ayaa maanta isku dayay in ay weeraraan saldhig Ciidanka Xoogga Dalku ku leeyihiin Ballidoogle ee gobolka Shabeellada Hoose. ...
War saxaafadeed ka soo baxay xafiiska ku simaha wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya ahna wasiirka ku xigeenka wasaarada ...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta dhagax dhigay dib u ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kormeeray xarumaha wasaarahaha Haweenka, warfaafinta iyo kalluumeysiga iyo dekadda Muqdisho, ...
Xeer ilaaliyaha Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa maanta magaalada Garowe tababar uga furay laamaha garsoorka, laamaha Booliiska, xafiiska difaaca ...
Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Libaax Ibraahin iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Batroolka ...
Taliyaha Qaybta 27aad ee ciidanka xoogga dalka Gen.Axmed Maxamed Treedisho ayaa xaqiijiyay in ciidamada dowladda Soomaaliya ay toogasho ku dileen ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho