Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare oo akhrinta 1aad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Mihnadlayaasha Caafimaadka “SAWIRRO”
Xildhibaannada Golaha Aqalka sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kalfadhigii 5aad Kulankiisa 2aad kulanka waxaa shir guddoominayay Guddoomiye ku-xigeenka ...
















