Golaha Aqalka sare oo ka dooday hindise sharciyeedka mihnadlayaasha Caafimaadka+Sawirro
Goalaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti ah ka dooday Ajendaha shirkooda oo ahaa Akhrinta 2-aad ee ...
Goalaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa Maanta oo Sabti ah ka dooday Ajendaha shirkooda oo ahaa Akhrinta 2-aad ee ...
Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo; Saynab Cabdi Macallin oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Dr. Nuur Diiriye Xirsi ...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta ku qaabilay Gegidda Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan ...
Maalmaha nagu soo foolka leh waxa billaabmaya acmaashii xajka oo ka mid ah shanta tiir ee Islaamka, waana waajib saaran ...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose, Ibraahim Aadan Cali (Najax), ayaa sheegay in uu tababar uga furmay Gobolka Dhallinyaro gaareysa 400, kuwaas ...
Guddi sare oo ka tirsan Ururka Midowga Afrika oo uu hoggaaminayo Madaxweynihii hore ee South Africa Mudane Thabo Mbeki ayaa ...
Gudoomiyaha degmada Raage-ceelle ee gobolka Sh/Dhexe Cumar Cali Nuur oo u waramay Radio Muqdisho ayaa faah faahin ka bixiyay howlgallo ...
Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Amb. Ahmed Isse Awad, received today at the Aden Abdulle International Airport ...
Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgallo xoogan oo ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab ka fuliyay deeaanka Owdiinle ee Gobolka Baay, halkaasi ...
Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka iyo Mas'uuliyiin kale ayaa ka qeyb galay kulan lagu soo bandhigayey adeegyada Waxbarasho ee shirkadda ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho