Wasaaradda arrimaha Gudaha XFS oo soo saartay War-saxaafadeed ku saabsan Doorashooyinka Jubbaland
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dib u Heshiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay War-saxaafadeed ku saabsan Doorasahooyinka Dawlad goboleedka Jubbaland. ...
















