Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Maanta kulan la qaatay Masuuliyiin kasocday EU-yada.
Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Ahna Guddoomiye kuxigenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiwali Ibraahim Sheikh Mudey iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ...
















