Xildhibaanada BJFS ee ka soo jeeda Galmudug oo soo dhoweeyay dadaalada Ra’iisal wasaare Kheyre uu ka wado Galmudug.
Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda deegaanada Galmudug ayaa bogaadiyay howlaha baaxadda leh ee Wafdiga Ra’iisal ...
















