Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Shaaciyay in Gogosha Dib-u-heshiisiinta Galmudug Ay Taallo Magaalada Dhuusamareeb.
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlayay munaasabadda xuska 59-aad ee maalinta xorriyadda goballada ...
















