UN Special Representative congratulates Somalia on Fifty-Ninth Anniversary of Independence
The Special Representative of the UN Secretary-General (SRSG) for Somalia, James Swan, congratulates the people and government of Somalia on ...
The Special Representative of the UN Secretary-General (SRSG) for Somalia, James Swan, congratulates the people and government of Somalia on ...
Shirka caalamiga ah ee horumarinta Baarlamaanada Aduunka ayaa maanta ka furmay magaalada Moscow ee caasimadda dalka Ruushka. Shirkan ayaa waxaa ...
Noloshu waa ilbiriqsiyo isku beddela daqiiqado, daqiiqado isu beddelo saacado, saacado isu beddelo maalmo, maalmo isu beddelo isbuucyo, isbuucyo isu ...
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu yiri"Maalintii shalay ee Axadda, kuna beegnayd (30 ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ubax dhigay Tallaada Daljirka Dahsoon taas oo lagu xusuusanayo halyeeyadii Soomaaliyeed ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kumanaan ka mid ah muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool Caasimadda ...
Sanadguurada 59aad ee maalinta guusha ee 1da Luulyo oo waxay ku suntan tahay xornimadii gobollada koonfureed ee dalka iyo midowgii ...
Madaxweynaha Dalka Masar, C/fitaax Aziizi, ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda 1-da Luuliyo la wadaagay Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed. Xogahayaha madaxtooyada ...
Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa Dadka iyo Dowladda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kaga qaybgalay xuska sannad-guurada 59-aad ee ka soo wareegtay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho