Guddiga KMG ah ee diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka oo la kulmay Xildhibaannada haweenka ee BFS.
Guddiga KMG ee soo Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa-Harggeysa kulan kula yeeshay haweenka ...
















