Golaha Wasiirrada Oo Magacaabay Taliyaasha Difaaca, Nabad Sugidda, Booliiska Iyo Asluubta
Shirka golaha wasiirrada oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa lagu magacaabay taliyaasha ciidamada ...
















