Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Warfaafinta DFS & Dowlad-Goboleedyada oo Warmurtiyeed laga soo saaray
Wasiirka Wasaarada Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), Wasiirada Dawlad Goboleedyada xubnaha ka ah ...
















