Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo qabatay kulan ku saabsan Wadatashiga Asteynta Awoodaha Heerarka Dawladda “Sawirro”
Waxaa maanta Magaaladda Muqdisho ka furmay kulanka Wadatashiga Asteynta Awoodaha Heerarka Dowladda, kaasi oo socon doona muddo sedex cisho ah ...
















