Cayaartooy Guulo taariikhi ah ka soo hooyay tartanka cayaarha fudud oo kulan dhiiri gelin ah loo qabtay
Munaasabaadan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliyeed ayaa lagu dhiiri galinayey Ciyaartoyda Xulka Qaranka Cayaaraha fudud ...
















