Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Kumannaan Shacab ah Salaadda Ciidda kula tukaday Masjidka Isbahaysiga Islaamka.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta salaadda Ciidda kula tukaday masjidka Isbaheysiga Islaamka ee magaalada ...
















