DAAWO SAWIRRADA: Madaxweyne Farmaajo oo kumannaan shacab ah kala qayb galay xuska 1da Luuliyo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kaga qayb-galay Garoonka Kubadda Cagta ee Banaadir Munaasabadda Xuska 1-da Luuliyo ...
















