Xukuumadda Soomaaliya oo ku guuleysatay in la qaado Xayiraaddii saarneyd Xoolaha Soomaaliya Ee loo dhoofiyo Sacuudiga.
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Xukuumadda Fedraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya dadaal ...















