Guddiga dib u heshiisiinta Galmudug oo kulamo la xiriira qabasha shir weynaha ka wada Gobolka Galgaduud
Wasiirka Wasaaradda Qorsheyta Galmudug, Cabdikaafi Maxamed Maxmuud,ayaa faah-faahin ka bixiyay degaannadii ay tageen iyo kulamo ay la yeesheen Bulshadii ay ...
















