M/Jubbaland oo qabtay Kooxo Shacabka canshuur uga qaata waraaqo been abuur ah.
Guddoomiye ku-xigeenka maamulka degmada Kismaayo ee dhanka maaliyadda Rashiid Cabdi Muduloow oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka digay ...
Guddoomiye ku-xigeenka maamulka degmada Kismaayo ee dhanka maaliyadda Rashiid Cabdi Muduloow oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka digay ...
Xog-hayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Dr. Axmednuur Maxamed Cabdi, ayaa kulan la qaatay haweenka ka tirsan howl-wadeennada ...
Xubnaha Golaha shacabka ee Baarlaamaanka Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan xarunta golaha shacabka, ...
Madaxweynihii hore ee dalka Sudan Cumar Xasan Al-Bashir aya markii ugu horeysay tan iyo markii talada dalkaas laga fara maroojiyay ...
Madaxa Golaha wasiirada Maamulka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo xalay warbaahinta Kula hadlay Xafiiskiisa ayaa ka hadlay falal ...
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya oo ka Jawaab celineysa dareenka Bulshada Soomaaliyeed ee ku aadan xannuunka Ebola ee laga helay dalka ...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa maanta kulan gaar ah oo Amniga Caasimadda lagu ...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta kulan la qaatay guddiga loo xil-saaray dhamaytirka barnaamijka ...
Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha dalka ayaa sheegaya in meel ku dhow deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan uu ...
Warqad Maanta oo Axad ah kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Waxbarshada hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya, C/llaahi Goodax Barre ayaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho