Madaxweyne Lafta gareen iyo Safiirka Qadar oo ka wada hadlay mashaariic laga fulinayo Koofur Galbeed+ Sawirro
Madaxweynaha maamul goboleedka Koofur Galbeed, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa Xafiiskiisa Baydhabo ku qaabbilay wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ...
















