Guddoonka labada Gole ee BFS oo ku heshiyay in dib loo bilaabo wadashaqeyntii labada Gole.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka ...
















