Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Guddoomiyay Shirka Toddobaalaha Ah Ee Golaha Wasiirrada “Sawirro”
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo lagu qabtay magaalada Muqdisho. ...
















