Wasiir Bayle oo kormeeray dhismayaasha Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda “SAWIRRO”
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta kormeeray dhismayaasha cusub ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Machadka Barashada ...
















