Ra’iisul Wasaare Kheyre “Qabyaaladdii ayaa noqotay aas aaska nolosha, waana xumaan ka daran musuq maasuqa”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo maanta Salaadii Jimacaha kaddib Khudbad ka jeediyey Masjid ku yaalla ...
















