Ra’iisul Wasaare Khayre: Waxa aan idinkugu imid in aan idinkala shaqeeyo dhismaha Gul-mudug midaysan.
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo meel fagaara ah kula hadlay bulshada Dhuusamareeb ayaa sheegay ...















