Ciidamada DANAB oo Argagixisada Alshabaab ku sii baacsanayo deegaanno horleh
Deegaanka Ceel-saliin oo 20-KM dhinaca waqooyi kaga beegan magaalada Marka ee xarunta Gobalka Shabeellaha Hoose iskuna xira deegaanada Dhanaane, Gardarshe, ...
Deegaanka Ceel-saliin oo 20-KM dhinaca waqooyi kaga beegan magaalada Marka ee xarunta Gobalka Shabeellaha Hoose iskuna xira deegaanada Dhanaane, Gardarshe, ...
Xog-hayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Dr. Axmednuur Maxamed Cabdi, ayaa kulan la qaatay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha ...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta kulan la qaatay guddiga gobalka Banaaadir ...
Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah xarunta Golaha ku yeeshay Kal-fadhiga 5-aad Kulankiisa ...
Shirkan oo looga hadlayay sidii loo dhaqan gelin lahaa Xaashida Dhaawac Muujinta,si ay u sahlanaato qaadista kiisaska dacwadaha ee dhibanayaasha ...
Wasiirka Biyaha iyo degaanka ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Shuceyb C/kariin Muumin, ayaa sheegay in ay Dowladda Federaalka Soomaaliya diyaar u ...
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay dib u soo celiyaan heshiisyadii dowladdii dhexe ...
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo maalmihii lasoo dhaafay safar ...
Waxaa magaalada Muqdisho iyo guud ahaan gobollada dalka waxaa ka socda qabanqaabada xuska Todobaadka xoriyaadda Soomaaliya, todobaadkan wuxuu kulmiyaa maalmaha ...
Ciidanka DANAB ee Xooggga Dalka ayaa saakay argaggixisada Al-Shabaab kala wareegay deegaanno hor leh oo hoostaga magaalada Marka ee xarunta ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho