Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray Garoowe “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Mudane C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Mudane C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa si diiran ...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamanka Soomaaliya, Mudane; Cabdi Xaashi C/llaahi, ayaa Maanta Magaalada garoowe kula kulmay Madaxweynaha cusub ee ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) iyo maamulka Gobolka Shabeellada hoose ayaa Maanta kulan la ...
Taliyaha qeybta 21-aad ee Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto, Yuusuf Cabdilqaadir Maxamed (Kaanti) iyo mas’uuliyiinta Gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug ...
Dowladda Itoobiya ayaa heshiis nabadeed la gaartay Laba Garab oo ka mid ah Jabhadaha Oromada, taas oo Af-jaraysa colaad iyo ...
Howl-galka Maraykanka Afrika ee Africom loo yaqaan ayaa sheegay in Diyaaradahooda dagaalku ay Laba weerar ku qaadeen fariisimaha Ururka Al-Shabaab ...
Ra’iisul xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka golaha wasiirrada oo looga hadlay dhibaatada ciidanka Kenya ...
A high-level meeting between senior AMISOM and Somali security officials was held on Wednesday, January 23, 2019, to discuss modalities ...
Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Eng. C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa maanta xariga ka jaray Kawaanka Gowraca Xoolaha ...
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo u joogay hawlo dib-u-heshiisiineed ayaa maanta gelinki dambe dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, waxaana ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho