Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare oo gaaray Cadaado
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare ayaa gaaray magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo maamulka degmada ...
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare ayaa gaaray magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, halkaas oo maamulka degmada ...
Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya ayaa dalka Shiinaha kulan kula qaatay dhiggiisa dalkaas oo ay ka wada hadleen sidii Soomaaliya looga ...
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka Galmudug ka socoto qaban qaabada lagu soo dhaweynayo Wafdiga Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane ...
Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulan wada-tashi ah oo ku saabsan wareegga labaad ee ...
Tababarkan oo.socon doona muddo labo maalin ah ayaa maanta ka.furmay magaalada Baydhabo, waxana loo qabtey Beeraleyda Koonfur Galbeed Soomaaliya. Siminaarka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda fedraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay munaasibad ay ku qalin jabinayeen dufcadda 20-aad ee ...
Agaasimaha warfaafinta madaxtooyadda Soomaaliya C/nuur Maxamed Axmed ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Alle ha u naxariistee Garyaqaan Yuusuf Xaaji ...
Waxaa furmay kulanka guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa kulanka ...
Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay isku daygii afgambi ee ka dhacay Ismaamulka Amxaarada ee dalka Itoobiya. War ka soo ...
Mas'uuliyiinta maamulka Galmudug ayaa aqbalay in 4ta bisha July ee soo socota ay qabsoonto Doorashada Xildhibaanada, iyo Hugaanka sare ee ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho